Kooraskan Barashada aasaasiga React JS waa kooras bilow ah oo loogu talo galay qof walba oo jecel inuu sifiican u fahmo bilowga React JS.
Waxyaabaha waan ku qaadan doono waxaa kamid ah
- React Components
- JSx syntax
- Props
- State
- Conditional Rendering
- Forms
- Hooks
- Side Effects iyo
- Class based React
Si aad u bilowdid kooraskan waxaa lagaaga baahan yahay intaan taqaanid